Nagu Saabsan

“Waxbarashada waa hubka ugu xooga badan oo aa u isticmaali karto in aad aduunka badasho.” Nelson Mandela

Meesha ay ahaato ba meesha ay ka yimaadeen qaxootiga ama muhaajiriinta ama waxay ahaato ba diinta ay wadnahooda ku sitaan: waxaynu u baa hanahay Switzerland oo ku soo dhawaysa dadkaa gacmo furan oo ay siiso  dareen nabad nimo iyo bulsho ahaan ah.

Si loo dhiirogeliyo mustaqbalka la wadaaga leh waxaynu rabnaa ama doonaynaa  in aan ka qayb galno gacansiinta  bulshada iyo kaalmayta isku xirniinta ee toos ah: si bani aadam iyo bani aadam nimo ah.. Iyadoo aynu taasi maskaxda ku hayno  ayaa la aasaasay hay’ada “Hal-Mustaqbal” (OneFuture) sanadkii 2016.

Si koox ahaan ayaynu hadda si dhaw ula shaqeynaa goobaha magangalyo-doonka  iyo meelaha xiriirinta muhaajiriinta in ay dadkaa siiyaan wargelin ku saabsan wax yaalaha aynu bixino oo ay ka dhigaan heli taanka waxyaalaha aynu bixino si sahlan ah.

 

Kooxda

Kooxdeena asaasiga ah

blog-poster

Eyal Donath


Board Member

eyal@onefuture.ch

blog-poster

Andri Silberschmidt


Board Member

andri@onefuture.ch

blog-poster

Reda Rebib


Board Member

Reda@onefuture.ch

blog-poster

Rahel Furrer Yeboah


Community Outreach

rahel@onefuture.ch

blog-poster

Amir Donath


Head of Finance

amir@onefuture.ch

blog-poster

Julia Müller


Communications

julia@onefuture.ch

blog-poster

Yaniv Donath


Head of Operations

yaniv@onefuture.ch

blog-poster

Jonathan Unger


Head of Web Development

jonathan@onefuture.ch

blog-poster

Dave Haug


Distribution

dave@onefuture.ch

blog-poster

Cédric Bollag


Strategic Advisor

cedric@onefuture.ch